Maamul Goboleedka Puntland oo Doortay Baalamaan Cusub

Garoowe – (warsoor) – Guddida Xalinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa shaaciyey 66 xildhaabaan oo laga soo xulay deegaanada maamulkaas.

Golahan Baarlamaanka la soo xulay ayaa dhan 66 xildhibaan. Xildhibaanad cusub ayaa dooran doona madaxweynaha cusub, doorashadan oo la filaayo inay qabsoomi doonto 8-da January 2019.

Doorashadda Madaxweynaha Puntland ee 2019 waxaa u tartamaya ilaa 30 musharax.

Halkan ka akhriso liiska xildhibaanadda cusub ee Puntland:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.