Ku-simaha Madaxweynaha Soomaaliya oo La Kulmay Safiirka Maraykanka uu Qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho – (warsoor) – Ku-simaha Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta magaaladda Muqdisho ku qaabilay Safiirka dawladda Maraykana u qaabilsan Soomaaliya.

Safiirka Dawladda Maraykanka u qaabislan Soomaaaliya ayaa ka waraystay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya hawlaha Baarlamaanka Soomaaliya u yaala iyo waxyaalaha ay u baahan yihiin in wax lagala qabto Baarlamaanka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan jawaari ayaa ugu horayn u mahadnaqay Safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya taageeradda ay dawladda maraykanku siiso xukuumadda iyo shacabka Soomaaliya.

Gud_Barlamaanka_Somaliya_Safiirka_maraykanka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.