Ismaamul Goboleedka Soomaalida Itoobiyo iyo Maamul Goboleedka Galmudug oo Heshiis Gaadhay

Jigjiga – (warsoor) – Shir lagu soo gunaanaday dagaal dhex dhawaan dhex maray ciidamo ka kala tirsanaa Ismaamul Goboleedka Soomaalida Itoobiyo iyo Maamul Goboleedka Galmudug oo ka dhacay deegaanka Daac-dheer ayaa laga gaadhay heshiis, ka dib xulan saddex geesood ah oo shalay ka dhacay magaaladda Jigjiga.

Shirkan oo gogosha dhigay madaxweynaha  Ismaamul goboleedka Soomaalida Itoobiya kana soo qayb-galay madaxweynayaasha maamul-goboleedka  Jubbaland iyo Galmudug.

DDSIi_Jubland_Galmudug2

Shirkan ayaa la isku afgartay in laga heshiisyo isku dhex ku dhex maray ciidamada maamul goboleedka Somalilad Itoobiya iyo kuwa maamul  goboleedka Galmugud.

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo dhexdhexaadinaayey labadan maamul ayaa heshiis dhex dhigay madaxweynaha Ismaamul goboleedka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar iyo madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen, waxaana lagu heshiiyey in nabad-galyadda laga wadda shaqeeyo colaad dabe oo dhex marta dadka deegaankaasi dagan.

DDSIi_Jubland_Galmudug

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.