Ilaaladda Safaaradda Israa’il oo Dhaawacay Qof Isku Dayey Inuu Weeraro Safaaradda

Turkey, Ankara – (warsoor) – Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimaha Dibadda Israa’iil ayaa sheegay in Ilaaladdii safaaradda Israa’iil ay ku leedahay caasimadda Turkiga ee Ankara ay dhaawaceen qof isku dayey inuu weerar u gaysto safaaradda.

Riot police stand guard near the of Israeli Embassy in Ankara, Turkey, September 21, 2016. REUTERS/Umit Bektas
Riot police stand guard near the of Israeli Embassy in Ankara, Turkey, September 21, 2016. REUTERS/Umit Bektas

Afhayeenka ayaa yidhi, “Amaanka shaqaaluhu waa sugan yahay. Meel u dhow safaaradda ayaa lagu toogtay markii uu soo gaadhay, waxaana toogtay oo dhaawacay ninkan weerarka maleegaayey ciidamada amaanka ee safaaradda”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.