Hargeysa – (warsoor) – Hogaamiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si kale u dhigay qaadacaadii gudoomiye xisbiga ee doorashadda, xirsi ayaa sheegay in aanay natiijadda doorashadda qaadicin ee ay ka hadleen qaabka loo maray doorashadda.
Xirsi ayaa sheegay in doorashadii Somaliland ay si wanaagsan oo nabad-galyo ah u dhacay, ayaa sidoo kale sheegay in aanay jirin natiijo uu xisbigu qaadacay oo natiijadii aan wali lagu dhawaaqin, wakhtigeeda ay la sugayaan.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Hogaamiyaha Waddani Xirsi oo aanu ka soo xiganay STAR TV: