Hay’adda Socdaalka oo Xarumo ka furanaysa Xuduudaha Dalka

Muqdisho – (warsoor) – Taliyaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dawladda Federaalka soomaaliya Gaashaanle Sare Maxamed Aaden Koofi ayaa tababar u furay shaqaale loogu talagalay in ay ka howlgalaan Xaruumaha Hey’adda ee Xaduudaha Dalka.

Shaqalaha tababarka loo furay ayaa waxaa ay si buuxda uga howlgali doonaan Xafiisyada Socdaalka ee Xuduudaha, iyagoo kontorooli doona dhaq-dhaqaaqa xuduudda iyo la socdka Ajaanibta Dalka ka soo galaya dhanka Xuduudda.

Dhawaan ayaa saraakiil ka socotay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxa ay tageen qaar ka mid ah Xuduudaha Dalka, si ay u soo arkaan xaaladda ka jirta Xuduuda, waxayna dib ugu soo labteen Muqdisho.

haayadda-socdaalka-soomaaliya

Muddo 26 sano ah ka dib ayay Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya waxay howlgalineysaa Xarumihii xafisyaa Socdaalka uu ku lahaa Dalka si loola socdo dhaq-dhaqaaqa Xaduudaha soo galid iyo ka bixid.

Xigasho: Sonna

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.