Hawlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo oo ka socda Kismaayo

Kismaayo – (warsoor) – Ciidamada Nabadsugidda maamul Goboleedka Jubbland, ayaa Maanta Howlagallo lagu xaqiijinayo Ammaanka ka sameeyay Xaafado ka mid ah Magaalada Kismaayo.

hawl-gal_ciidan-kismaayo

Xaafadda Guulwade iyo Laamaha ku xeeran, ayaa la sheegayaa in ay Ciidamadu kasoo qabqabteen Boqolaal Qof oo u badan Dhallinyaro looga shakiyay falal Ammaan darro.

Saraakiisha horkacaysa baaritaannadan, ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegtay inay Dadka ay gacanta ku hayaan kala saari doonaan, isla markaana ay fasixi doonaan ciddii wax dembi ah lagu waayo.

Maamulka Gobolka Jubbada hoose, ayaa sidoo kale sheegay inay hawlgalladani qayb ka yihiin, tallaabooyinka ay ku xaqiijinayaan nabad gelyada, maaddaama laysu diyaarinayo doorashooyinka dadban ee Dalka.

SONNA/News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.