Gudoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiiladda Somaliland oo Sheegay In ZAAD & E-Dahab aanu Midkoodna Saamayn Ku Lahayn Sicir Bararka Dalka Ka Jira

Hargeysa โ€“ (warsoor) โ€“ Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha wakiiladda Somaliland Md. Cali Yuusuf ayaa maanta ka hadlay aragtidda uu ka aaminsan yahay in adeegyadda ZAAD iyo E-dahab ee la xidhiidha dhinaca sicir bararka.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in aanu qabin in adeegyadda ZAAD iyo E-dahab aanay midkoodna saamayn ku lahan, waxaanu sheegay in adeegyaddani ay la mid yihiin sida adeegyadda caalamka ee master card-ka oo kale ee qofku kaadhkaasi lacagtiisa ku qaato waxna ku iibsan.

Halkan ka daawo shirka jaraaโ€™id ee Dr. Cali Yuusuf Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee golaha wakiiladda:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.