Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arimo Danaha Somaliland Ka Dhan ah

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta Axadan dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay inuu muddo tobon maalmood ah oo dalka dibadiisa ku maqnaa uu ka shaqaynaayey danaha Somaliland.

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka dhigay Hogaanka Qaalka Sare ee Soomaaliya oo uu sheegay inuu ka kooban yahay 55 xubnood oo ka soo kala jeeda lix maalmul goboleed oo ay Somaliland-na ku darsadeen sida uu hadalka u dhigay.

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka dardaar wariyey in Aqalka  Sare ee la doonaayo inuu Soomaaliya matalo uu khatar ku yahay Somaliland danaheeda, waxaanu fariin u diray Soomaaliya oo sheegay in aanay jirin cid matali karta Somaliland oo muqdisho joogto.

Halkan ka dhagayso khudbadii Eng. Faysal Cali Waraabe lagu Soo dhaweeyey:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.