Gudoomiye Cirro oo Tilmaamay Guulihii Somaliland Gaadhay 30-Kii Sano ee ay Jirtay

HARGEYSA – (WARSOOR) – Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa Shacabka JSL ku Hambalyeeyay Xuska 30 guurada ka soo wareegtay markii ay JSL dib ula soo noqotay madax bannaanideeda 18 May 1991.

Waxa uu Gudoomiye Cirro ka sheekeeyay guulaha uu qarankani gaadhay 30 kaas sannadood, Waxaanu Shacabka Somaliland ugu baaqay in si dareen waddaninimo leh looga midho dhaliyo doorashooyinka isku sidkan ee Wakiillada iyo deegaanka.

Halkan Hoose ka Daawo Hadalka Gudoomiye C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro: