Gudoomiyaha Xisbul Xaakimka KULMIYE Oo Hambalyo u Diray Shacbiga Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbul xaakimka KULMIYE ayaa munaasibadda 25-aad gooni isku taaga Somaliland ee 18 May, sanadda 2016 waxaa uu hambalyo u diray shacbiga Somaliland guud ahaan meelkasta oo ay joogaan.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu duceeyey dadkii u soo dhintay iyo kuwii ku curyaamaay inay Somaliland ka kor qaadaan dawladdii kalitaliska ahayd ee Soomaaliya ka talin jirtay.

Gudoomiye Muuse ayaa sidoo kale ka hadlay horumarka uu dalku gaadhay, waxaanu bulshadda ugu baaqay inay sii waddaan dadaalka ay ku horumarinayaan dalkooda.

Halkan ka daawo warkaa gudoomiyaha xisbul xaakimka KULMIYE oo aanu ka soo xiganay dagalka Youtube-ka ee Cabdiraxmaan Cilmi:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.