Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Mawqifkiisa Ku Saabsan Doorashadda iyo Abaarta Dalka

Hargeysa – (warsoor) – Kulan waddatashi ah oo ay iskugu yimaadeen saddexda xisbi qaran ee Somaliland ayaa lagaga wadda xaajooday sidii  go’aan midaysan looga qaadan lahaa xiliga ugu munaasibsan ee la qaybin karo kaadhadhka codbixiyayaasha iyo arimaha doorashadda iyadoo dalku ku jiro xaalad abaareed oo ba’an.

Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay masuuliyiinta xisbiyadda qaran ku qabteen magaaladda Hargeysa ayaa sheegay in mawqifka xisbigiisu yahay, in aan kaadhadhka codbixiyayaasha aanay suurto gal ahayn in la qaybiyo 21 January, maadaama dadkii la diwaan-galiyey ay intoodii badnayd ka hayaameen goobihii laga diwaan-galiyey.

Balse waxa uu sheegay in doorashadda oo xiligeed dib loogu dhigo aanay ogolayn, haddii ay dhacdana waa in aanay ka badanin bil ama la bilood ugu badnaan.

Halkan ka daawo go’aanka gudoomiye cirro:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.