Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI oo Ka Hadlay Go’aankii Xukuumadda iyo adeegga ZAAD

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka hadlay go’aankii ay xukuumadda Somaliland soo saartay Arbacaddii ay ee ku joojisay adeegyadda ZAAD iyo E-dahab sidoo kale ay nuqsadaha safarika kala noqotay shirkaddaha waaweyn.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ugu horayn uu soo dhawaynaayo go’aanka ay xukuumaddu ku doonayso in shilinka Somaliland la tayeeyo oo la isticmaalo. Balse go’aanka ay xukuumaddu ku amartay in adeegga ZAAD lagu macnuucayo $100 ka yar, balse wixii ka badana loo ogol yahay ayuu sheegay in aanu fahmin waxa laga waddo.

Halkan ka daawo waraysigii Telefishanka HCTV la yeeshay gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.