Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magaalada Ceerigaabo Kulan Kula Qaatay Maamulka Gobolka Sanag Iyo Suldaan Maxamed Xirsi Qan

Ceerigaabo – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ku gudo jira hawlihi nabadaynta ee uu joogay magaalada Ceerigaabo, ayaa maanta kulan la qaatay ย Badhasaabka Gobolka Sanaag Mudane Maxamed Axmed Caalin Tiimbaro, Maayirka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji iyo Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar Yoonis Suldaan Maxamed Xirsi Qani.

Kulankan oo ka dhacay Xafiiska Badhasaabka, ayaa Ujeedadiisa daarnayd dadaalladaย  uu Gudoomiyuhu ugu jiro, daminta colaadda ka dhacday Gobolka Sanaag, gaar ahaan Deegaanka Ceeryaan.

HALKAN KA DAAWO WARKAN:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.