Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID Oo Munaasibadda Ciidal Odxadda Hambalyo U Diray Shacbiga, Fariinna u Diray Soomaaliya

Hargeysa – (warsoor) – War-saxaafadeed muqaal ah oo uu soo saaray gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md. Faysal Cali Waraabe ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland iyo guud ahaanba umadda Muslimka ah munaasibadda Ciidal Odxada darteed.

Gudoomiyaha Faysal Cali Waraabe ayaa sidoo kale bulshadda Soomaaliyeed ugu baaqay inay joojiyaan dhiiga daadanayaa waxaaanu ugu baaqeen inay heshiiyaan oo ay nabad-galyo qaataan oo ay isasaamaxaan oo ay qabyaaladda isaga tagaan.

faysl-hm

Gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa sheegay in Somaliland ay ka shaqaynayso wanaaga Soomaaliya, balse rag siyaasiyiin ah oo Soomaaliya ka soo jeedaa ay xumaanta Somaliland ka shaqaynayaan, waxaanu farta ku fiiqay ragg dhawr ah uu tiriyey.

Halkan ka daawo war-saxaafadeedka gudoomiye Faysal Cali Waraabe:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.