Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Xafladii ay Ku Midoobeen Garabkii Ka Soo Baxay WADDANI

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbadan soo dhawayn ah iyo balan-qaad xambaarsanayd ka jeediyey madashii xisbigu iyo garabka Maxamed Muumin Seed ay kuwadda saxeexdeen heshiiska midowga.

Gudoomiyaha xisbiga KULMIYE oo ka hadlay arimo badan oo la xidhiidha qorshaha xisbiga uga qorshaysan dhalinyaradda Somaliland iyo guud ahaan bulshadda.

Gudoomiyaha Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu dambayn sheegay in xisbiga KULMIYE uu guddida abaaraha ugu deeqay $50,000.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Channelka Kulmiye:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.