Gudoomiyaha Shirkadda WorldRemitt oo Ka Hadlay Sicir Bararka Dalka

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Shirkadda WorldRemitt Dr. Ismaaciil Ibraahim Axmed ayaa ka hadlay Sicir bararka dalka ka jira, waxaanu sheegay si qotodheer u sharaxay horumarka ay shirkaddiisu ka samaysay xawaaladda Online-ka, waxaanu adeegga ZAAD ka difaacay inuu samayan ku leeyahay sicir bararka dalka ka jira.

Halkan ka daawo waraysiga gudoomiyaha shirkadda WordRemitte:

https://www.youtube.com/watch?v=6mcUUsltoAw

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.