Gudoomiyaha Guurtida oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Xaalada abaaraha & Dirirtii K.Gobolka Sool

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland oo dalka dibadda uga maqnaa ayaa Arbacan soo cago dhigtay caasimadda Somaliland waxaana wax laga waydiiyey xaaladda colaadeed ee ka tagaan goboladda Bariga.

Gudoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaalamaya goboladda Bariga inay colaada joojiyaan.

Halkan ka daawo baaqa gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland:

https://www.youtube.com/watch?v=kmpFBVsCOTI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.