Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Sheegay Inuu Sharci Daro Yahay Heshiiska Milatary ee Somaliland iyo Imaaraadka

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ahna gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in aanu sharci ahayn heshiiska maanta golaha la horkeenay ee ay xildhibaanadda labada aqal ee Somalilaand ansixiyeen.

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in golaha la afduubay sidaasi daraadeedna uu iskaga soo baxay shirkii golaha, waxanau sheegay inay umadda u sheegayaan wixii meesha ka dhacay.

Gudoomiyaha Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay in xildhibaanadii golaha wakiiladda 3 ka mid ah la xidhay, 6 kalena la dhaacay.

Cabdiraxmaan cirro ayaa sheegay in waxa golaha la horkeenay aanu heshiis ahayn ee uu ahaa qoraal afsoomaali ku qoran, sidaasi daraadeedna wax uu u codeeyaa aanay jirin.

https://www.youtube.com/watch?v=RKhVyGfyfQk&feature=youtu.be

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.