Gudoomiyaha Golaha Guurtidda oo Sheegay in Haddii Roob Di’I waayo aanay doorasho dhacaynin

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland oo maanta ay warbaahintu su’aalo ku waydiiyeen xafiiskiisa ayaa sheegay in haddii roob da’I waayo aanay doorasho dhici doonin.

Gudoomiye Saleebaan Maxamud ayaa sheegay in gole ahaan ay soo dhawaynayaa heshiiska ay wadda gaadheen, xukuumadda, xisbiyadda qaranka iyo komishanka doorashooyinku, goluhuna ay ka wadda tashan doonaan.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Channel-ka Somaliland News Agency:

https://www.youtube.com/watch?v=eWyE97tNB-A7

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.