Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Cadeeyey Sarifka Lacagta ee Gacanta Hore iyo ta Dambe

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahin oo maanta ka hadlayay kulan ay la qaateen ganacsatada jaadka iyo sariflayaasha ayaa si cad u cadeeyey safarika lacagtaha oo dadweynuhu iyo ganacsataddo siyaabo kala duwan u fahmeeen wareegtaddii maxweynuhu ka soo saaray sicir bararka.

Gudoomiyaha Baanka Dhexe ayaa sheegay sarifka lacagta gacanta hore halka doolllar uu yahay 6800 halka gacanta danbena lagu kala iibsanayo 7000 oo Somaliland Shilling ah.

Gudoomiyaha ayaa dadweynaha uga digay in aanay lacagtooda ku iibsan sicir ka hoosa ka ay xukuumaddu go’aamisay, waxaanu gacansatadda uga digay in aanay hor joogsanin digreetadda madaxweynaha ee hoos loogu dhigaayo sicir bararka dalka ka jira.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee gudoomiyaha Baanka dhexe:

https://www.youtube.com/watch?v=_z8XU9dCZpE

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.