Guddoomiye Faysal: “Haddii Wasiiradu Joojin-Waayaan Ololaha Ay Ugu Jiraan Muuse Biixi, Waxaanu Madaxweynaha Ku Qasbi Doonaa In Uu Dhiso Xukuumad Dhex Ah ..,”

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraab ayaa si weyn uga cadhooday wasiiradda ololaha doorashadda kulla jira musharaxa madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi.

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay haddii ay wasiiradda ololaha ku jira Muuse Biixi joojin waayeen ololahaasi inuu madaxweynaha Somaliland uu culays ku saari doono inuu soo magacaabay gole wasiiro ah oo cusub.

Halkan ka daawo khudbadda gudoomiye Faysal Cali Waraabe:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.