Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kulan La Qaatay Ururka SUMPRO

Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta kulan la qaatay ururka mihnadlayaasha Maamulka iyo Maaraynta Magaalooyinka Somaliland  ee SUMPRO.

Kulankan oo ahaa mid jawi fiican ku bilaabmay, ayaa is xog-waraysi ku aadan xaaladda dalka ka dib, waxay xubnaha ururkaasi iska daba mareen xaaladda dalku ku suganyahay, waxaanay sheegeen in ay aaminsanyihiin in guddoomiye Faysal Cali waraabe yahay hogaamiyaha qudha ee xaaladda dalku ku suganyahay maanta ka saari kara.

Gudoomiyaha Ayaa dhankiisa dhalinyarada Ururkan u mahad-naqay, waxaanu ku booriyay in ay isku duubnaadaan, isla markaana ay meel uga soo wada jeestaan xaaladda dalka.

Kulankan oo ahaa mid si heer sare ah u dhacay isla amrkaana ka qabsoomay hoyga uu guddoomiyuhu ka degenyahay Hargaysa, ayaa jawwi-fiican ku soo gabo-gaboobay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.