Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo Ka Hadlay Xafladda Dhagax Dhig Riiga Bali-mataan

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay munaasibadda maanta xadhiga lagaga jaray riig cusub oo qodistiisa laga bilaabay degmadda Bali-mataan ee galbeedka magaaladda Hargeysa.

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dhibaatadda dalka ka jirtaa ay tahay qorsho la’aanta dawladda aanay ka lahayn dhismaha kaabayaasha iyo bulshadda Somaliland oo ah bulshadda deegaanadda u tagta si teel teel ah taasina ay keenayso in aan baahiyaha aasaasiga ah aanay dawladdu wadda dabooli Karin.

Halkan ka daawo khudbadda guddoomiyaha UCID:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.