Guddoomiyaha xisbiga UCID Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyay Madax-Dhaqameed

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay Odayaasha deegaanada Buuhoodle iyo widhidhi kuwaas oo isugu jiray Cuqaal iyo odayaal.

Guddoomiyaha iyo odayaashan ayaa Waxay ka wada hadleen Nabada, dib u heshisiinta iyo waddahadalada khaatumo.

Odayaasha ayaa dhankooda ballan-qaaday in ay si wayn uga qeyb qaadanayaa, taageerayaanna Nabad waarta sidii looga dhalin lahaa Gobolada Bari Ee Somaliland, Iyagoo Gudoomiye Faysal-na ku amaanay sida uu danta guud iyo nabada uga  shaqaynayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.