Deg Deg.Daawo Golaha wakiilada oo cod gantaaga ku Ansixiyay Wadahadalada dowlada Somaliland iyo mamulka KHaatumo.

Hargeysa – (warsoor) –  Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa fadhigii maanta oo uu shir gudoominaayey guddoomiye ku-xigeenka Golaha Wakiiladda Somaliland md. Baashe Maxamuud Faarax ayaa cod u qaaday wadda haddaladda ay xukuumadda Somaliland la bilowday maamulka khaatumo.

Golaha ayaa cod aqalabiyadd ah ku meel  mariyey inay sharci yihiin, wadda hadaladda Somaliland iyo maamulka khaatumo.

Halkan ka daawo ansixinta golaha wakiiladda Somaliland ee Wadda hadaladda Somaliland iyo Khaatumo:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.