Golaha Dhalinyarada Daraawiish oo Hambalyeyey Xoghayaha Cusub ee Loo Magcaabay Golaha Wasiirada Somaliland

Hargaysa – (warsoor) – Xisbiga Talada dalka haya ee Somaliland ayaa mudooyinkii u danbeeyey waxaa uu Xilal kala duwan ku taxay Isla markaana Siyaasada kusoo daray Dhalinyarada reer Somaliland ee ka soo kala jeeda dhamaanba Gobolada Dalka.

Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo tan iyo Intii ay Dalka la wareegtay waxaa Ay Saaxada siyaasada u fududaysay Dhalinyarada Somaliland iyadoo laga soo bilaabo Ka qayb galintii Dayarta ee doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka waxaana ay Maanta sidoo kale Magcawday masuul Cusub oo dhalinyaro ah kaasi oo ay dhamaanba si Balaadhan usoo dhoweeyeen Dhalinayarada Somaliland.

Dhamaanba inta badan Golaha Dhalinyarada Daraawiishta eek u Sugan Magaalada hargaysa  Ayaa si Balaadhan usoo dhoweeyey Masuul cusub oo ay Xukuumada Somaliland Dhowaan u Magcawday Xoghayaha Cusub ee Golaha Wasiirada.

xoghaye_jamaal

Masuulkan oo Lagu Magcaabo Jamaal Maxamuud Jaamac Ayaa ay ku Sifeeyeen Dhalinyarada Golaha Daraawiishta Inuu Yahay Masuul ka Soo Bixi Doona Xilkaasi loo Igmaday waxaana ay Ilaahay uga Baryeen inuu Xilkaasi ku Asturo isla markaana uu sida ugu wanaagsan Rabi ugu Fududeeyo.

Dhalinyarada Golaha Daraawiishta oo Barta ay ku Leeyihiin Facebook Kusoo Bandhigay Taageerada ay u hayaan Jamaal Maxamuud Jaamac waxaa uu u dhignaa sidata.

Gollaha Daraawiisheed Waxay Hanbalyo Gaadhsiinayaan Xoghayaha Guud Ee Gollaha Wasiirada Somaliland Jamal Mohamed Jama Cashuur.

Jamal Waa Shaqsi Aqoon Iyo Karti U Saaxiiba Jagadaas Loo Magacaabayna U Qalma,Iyadoo Gollahaas Ay Ku Tilmaameen Magacaabitaanka Jamal Mohamed Jama Cashuur Talaabo Wanaagsan Oo Horrey Loo Qaaday.

Dhanbaalkan Hanbalyada Ah Ee Kasoo Baxay Gollaha Daraawiisheed Wuxuu Sidoo Kale Ku Bogaadinayaa Wasiirka Wasaarradaha Madaxtooyada Somaliland Mohamoud Hashi Abdi Talaabadaas Magacaabitaanka Xoghayaha Guud Ee Gollaha Wasiirada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.