Hargeysa – (warsoor) – Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Ay Weheliyaan Maayorada Degmooyinka Gobolkaasi Hawd ayaa Deeq Xoolo Nool Ah Oo Bulshada Gobolka Hawd Ugu Deeqday Ciidanka Qaranka Jiida Hore ku Wareejiyey Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan