Go’aamo Laga Soo Saaray Labadii Beelood ee Shaqaaqadu Ku Dhex Martay Koonfurta Gobolka Sool

Sool – (warsoor) – Waxaa maanta la soo gabo gabeeyey aano u dhaxaysay laba beelood oo walaala oo wadda degga deegaanka gobolka.

Go’aan ay soo saartay guddi culimo iyo madax-dhaqameed isugu jiray oo ay taban taabisay xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca lagaga qaaday madal ay isugu yimaadeen madax dhaqameedka Somaliland oo ay goob-joog ka ahaayeen wasiirka arimaha guddaha Somaliland, Wasiirka gaashaandhiga Somaliland iyo masuuliyiin kale.

Halkan ka daawo warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=s0nCOq3Fbbs&feature=youtu.be

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.