Getachew: “Dagaalka Waanu Joojin, Abiye Axmed Waanu Wada Hadli”

ITOOBIYA – (WARSOOR) – Getachew Reda,oo waraysi siiyay warbaahinta caalamiga ah ayaa yidhi: “Annagu dhul balaadhsi uma socono,xilligan oo aan waqooyiga Shewa soo gaadhnay haddii Abiye Ahmed shacabka Tigreega cunaqabataynta ka qaado,waanu joojin dagaalka,oo waxaan ku noqonaynaa Tigreega.Abiye Ahmed iyo cidkastoo kalena arrimaha mustqablka waanu ka wada hadli.”

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV