Duruusta Ramadaanta: Waxybaaha Soonka Ina Jeclaysiinaya

Waxa aanu halkan idiinku soo gudninaynaa duruus taxane noqon doonta haddii alle idmo inta Ramadaanta lagu jiro oo ku saabsan Ramadaanta oo uu idiin soo diyaariyey barnaamijka MIDHAHA DIINTA. Waxaana duruustan duubtay maktabadda Al-fajri oo ku taalla magaalada Hargeysa.

Waxa duruustan idiin soo jeedin doona sheekh Maxamed sheekh Cumar Dirir, iyadoo dersiga koobaad ee maanta uu ciwaankiisu yahay “Waxbaaha Soonka Ina Jeclaysiinaya.” Ka faa’idaysi wanaagsan. Sheekhana ilaahay ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

Halkan ka daawo kalmadda Duruusta Ramadaanta:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.