Duqqa Caasimadda oo Digniin U Diray Shirkadaha Laydhka iyo Kuwa Xayeysiiska

Hargeysa – (warsoor) – Duqqa caasimadda Hargeysa ayaa maanta digniin u diray shirkaddaha Laydhka, isgaadhsiinta iyo kuwa xayeysiisyadda ee boodhadhka iyo biraha ku samaystay wadooyinka hareerahooda.

Duqa Caasimadda Cabdiraxmaan Xuseen Caydiid SOLTELCO oo ka hadlay olole ay maanta ka fuliyeen wadda tagta madaarka Hargeysa ayaa shir jaraa’id oo ku qabtay waxaa uu baaq iyo digniin ugu diray shirkaha leh biraha iyo boodhadhka xayeysiisyadda waxaanu faray inay sida ugu dhakhso badan uga fujiyaan birahooda.

Halkan ka daawo warkaas oo aanu ka soo xiganay channelka Xogogal Moveis:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.