Duqa Magaalada Muqdsho oo Xalay casho sharaf u sameeyay Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Gobolka Banaadir

Muqdisho – (warsoor) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xuseen Yuusf Jimcaale Madaale ayaa Xalay u sameya Casha Sharaf Gabdhaha Xulka Kubadda Koleyga ee Gobolka Banaadir.

Gabdhahaasi oo Dhawan ku soo Guuleeystay Koobkii Habdhaha Kubadda Koleyga ee Maamul Goboleedyada Dalka oo lagu qabtay Magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal, taasoo lagu qabtay Xaruunta Aqalka Dowlada Hoose ee Muqdisho.

Guddomiyaha ayaa Gabdhahaasi u hambalyeey, guushii ay ka soo hooyeen Tartankii Gabdhaha Kubadda Koleyga ee Maamul-goboleedyada Dalka Soomaaliya, waxa uuna ku booriyay inay dadaalkooda sii wadaan, si loo horumariyo Ciyaaraha Dalka.

Xaflaaddaasi casho sharafta ahayed waxaa ka soo qaybgalaya Xildhibaano, Madax ka tirsan Gobolka Banaadir iyo Marti sharaf kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.