Duqa Magaalada Borama Oo La Wareegay Ciidamo Lagusoo Tabobaray Caasimada Hargeysa

Boorama – (warsoor) – Maamulka magaaalo madaxda gobolka Awdal ee Boorama ayaa ciidamo dab-damis ah oo lagu soo tababaray magaaladda Hargeysa kala wareegay Taliyaha Ciidamadda Dab-damiska Somaliland.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay
Borama Media Group: 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.