Duqa Caasimadda Hargeysa oo Kormeerey Kana Qayb-qaatay Goobihii ay Ka Socdeen Ololaha Nadaafada

HARGEYSA – (WARSOOR) – Duqqa Caasimadda Hargeysa Md. Cabdikariin Axmed Mooge ayaa saaka subixii hore kormeer iyo ka qayb-gal ka sameeyey dooxa magaalada Hargeysa, gaar ahaan biriish weyn ee magaalada.

Dadkeyne kala duwan iyo shirkadda ganacsiga oo hormood u tahay shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa qayb weyn ka ahaa ololaha nadiifinta ee dooxa magaalada Hargeysa. Muwaadiinta ayaa si qiiro iyo hagar la’aan ah ololaha uga qayb-qaatay.

HALKAN KA DAAWO WARKAN: