Duqa Caasimadda Hargeysa oo Casuumad U Sameeyey Wasiiradda Cusub ee uu Shalay Magacaabay Madaxweynuhu

Hargeysa – (warsoor) – Duqa Caaasimadda Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Maxamud Caydiid Soltelco ayaa maanta casuumadda u sameeyey xubno wasiiradda Cusub ee uu madaxweynaha Somaliland habeen Hore digreetadda u  magacaabay.

Xafladan oo ay ka soo qayb-galeen xubno iskugu jiray golaha wasiiradda, xildhibaano iyo marti-sharaf kale oo tiro badan.

Maayarka caasimadda Hargeysa oo ka hadlay musanaasibadan ayaa ugu horayn u hambalyeeyey golaha wasiiradda cusub.

Halkan ka daawo warkaaasi oo aanu ka soo xiganay wakaaladda wararka ee Somaliland ee SOLNA:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.