Drs Adna Adan oo Qalab Caafimaad Guddoonsiisay Wasaaradda Caafimaadka

Hargeysa – (warsoor) – Marwo Adna Adan Dhakhtar ayaa maanta deeq qalab caafimaad ah ku wareejisay wasaaradda Caafimaadka JSL, wxaana ka gudoomay Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Hargaysa Dr Axmed Cumar Askar waxaana Goobjoog ka ahaa munaasabada Wasiirul dawlaha Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Galaal.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.