Diyaarad Pakistan leedahay oo dhacday

Pakistan – (warsoor) – Diyaarad ay leedahay Pakistan International Airlines oo ay saaran yihiin in ka badan afartan qof ayaa ku dhacday waqooyiga waddanka sida ay sheegeen warfaafinta gudaha.

Ciidamada ayaa ka helay 21 mayd meeshii ay diyaaradda ku dhacday, sida ay sheegtay war ka soo baxay milatariga.

FILE PHOTO - A Pakistan International Airlines (PIA) passenger plane arrives at the Benazir International airport in Islamabad, Pakistan December 2, 2015.  REUTERS/Faisal Mahmood/File Photo
FILE PHOTO – A Pakistan International Airlines (PIA) passenger plane arrives at the Benazir International airport in Islamabad, Pakistan December 2, 2015. REUTERS/Faisal Mahmood/File Photo

Diyaaradda oo ay leedahay shirkadda diyaaradaha ee dalka, waxaa laga waayey raadeerka wax yar kadib markii ay ka duushay degmada Chitral ee buuraha ah, waxayna u socotay magaalada Islamabad.

Xigasho: BBC Somali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.