“Dhulka ay Dawladdu u Baahato way Qaadanaysaa” Guddoomiye Baashe

LAASCAANOOD – (WARSOOR) – Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somalilad, Baashe Maxamed Faarax ayaa dhagax dhigay xarunta Madaxtooyadda gobolka Soo lee Magaalada Laascanood.

Guddoomiye Baashe oo madasha dhagax dhigay ka hadlay ayaa sheegay in ay dhammaatay xilligii tanaasulku “Dhulka dowladaa iska leh cidna waxba laga waydii  maayo halkana waa la dhisaya qofna loo joojin maayo reer Laascaanod baryo ayay barteen qofkii hadlana hala xidho”.