Dhageysiga dacwadda badda Soomaaliya oo maalintii 2-aad ka socoto Maxkamadda ICJ

Huge – (warsoor) – Waxaa maalintii labaad Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Netherland ka socodo dhageysiga dacwadda dhinaca badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

hague

Gudiga matalaya difaaca dacwadda badda ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay maxkamadda ka hor jeedinayaan qodobadda lahaanshaha badda Soomaaliya, si xal loogu helo muranka badda ee ka dhexeeyo dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Xigasho

Sonna

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.