Dawladda Jabuuti oo Deeq Raashin ah Soo Gaadhsiisay Somaliland

Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic ayaa shixnad raashin ah ka gudoomay safiirka dawladda Jabuuti u fadhiya Somaliland, deeqdan raashinka ah oo uu soo diray madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geele.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Saylici ayaa dawladda Jabuuti uga mahadnaqay deeqdan raashinka ah ee ay ugu deeqday ummadda reer Somaliland ee ay aafaysay abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

Munaasibada waxaa iyaguna ka hadlay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo masuuliyiin ka socday dawladda Jabuuti oo goob-jooga ka ahaa goobta lagu bixinaayey raashinkan.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay telefishanka caalamiga ah ee HCTV:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.