Dadaallo lagu xalinayo khilaafka Deni iyo Karaash oo socda

GAROWE — (WARSOOR) – Ururada bulshada rayidka ee maamul goboleedka Puntland ayaa wada dadaallo la isugu soo dhoweynayo madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo khilaaf uu ka dhex taagnaa maalmahan.

Ururada ayaa sheegay inay la kulmeen labada mas’uul, islamarkaana ay u xaqiijiyeen inay diyaar u yihiin kana go’an tahay inay isa soo hor-fariistaan si ay xaliyaan khilaafka u dhaxeeya.

XIGASHO: VOA SOMALI