DAAWO: Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in aanay jiri doonin suxufi danbe oo la xidho

Hargeysa – (warsoor) – Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay sheegtay in aanay jiri doonin suxufi dambe oo la xidho hase ahaatee wariyihii danbi gala sifo kale oo sharciga waafaqsan loo mari doono.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Maxamed Muuse Abees ayaana sidaasi ka sheegay kulan maanta lagu qabtay Hargeysa oo lagaga hadlaayay sidii looga hortagi lahaa tacaddiyada ka dhanka ah wariyeyaasha

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xigane Goobjooog:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.