DAAWO: “Dalka Dibaddiisa Wax Xisbi KULMIYE La Yidhaah daa Kama Jiro, Waanu Ka Soo Siffeynay oo Wuxu Ku Soo  Daba Dhuunta Xukuumadda.”Mujaahid Xuseen Aadan Cadde

Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee dalka UK Mujaahid Xuseen Aadan Cadde, ayaa dhalliilo xooggan u soo jeediyey Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddiisa, waxaana uu sheegay in guud ahaan ay dalka dibaddiisa ka soo siffeeyeen Xisbiga KULMIYE, isaga oo sida oo kale na ku duray in Xisbiga KULMIYE aanu isaga oo kali ahi aanu iman karin dalka dibaddiisa balse uu ku soo daba-dhuunto Xukuumadda gabalkeedu sii dhacaayo.

Halkan ka daawo qudbadda Mujaahid Xuseen Aadan Cadde:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.