Daawo: Culimada Wasaarada Diinta Iyo Uqaafta Oo Wacyi Diiniya U Jeediyey Shaqaalaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Oo Halkaasi Ka Hadlay

Hargaysa – (warsoor) – Wasiiru Dawlaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Ah weheliyaan Agaasimayaasha guud ee Amniga iyo Maamulka iyo shaqaalaha wasaarada ayaa xarunta wasaarada arrimaha gudaha waxaa culimada wasaarada diinta iyo awqaaftu saaka uugu qabteen kulan wacyi diiniya ah.

Halkan ka daawo warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=YWavOxkSN_8

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.