Cutub Ciidamadda Somaliland Ka tirsan Oo Gaadhay deeganka Dharkayn-geeye

Laascaanood – (warsoor) – Ciidamada Somaliland ayaa maanta gaadhay deegankii uu dagaalku ku dhex maray laba beelood oo walaalo ah kuwaasi oo ku dagaalamay deegaanka Dharkayn-geeye oo ka tirsan gobolka Sool.

Badhasaabka Gobolka Sool Mutafe Shiine oo ka warbixiyey ciidamada Somaliland ee gaadhay goobtii iska hor imaadku dhex maray labadda beelood ee walaalaha ee wadda degga deegaanak Dharkeyn-geeye ee gobolka Sool.

Halkan ka daawo warka Badhasaabka Gobolka Sool:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.