BAGHDAD — (WARSOOR) – Dawladda Ciraaq ayaa ka carootay duqeymo ay dowladda Iran ay ka geysatay gobolka Kurdistan ee dalkaas Ciraaq, waxayna sheegtay inay qaadi doonta tallaabooyin looga jawaabayo.
Weerarada Iran ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda Ciraaq.