Ciidanka Booliska oo Heegan Galay & Digniin Loo Diray Xisbiyada Siyaasada

Hargeysa โ€“ (warsoor) – Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ee Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka ayaa la Geliyey heegan buuxa oo dhanka Nabadgalyada ah. Ka dib markii ay maalmahan soo baxeen khilaafaadka aragtidda siyaasadaha ee lagu kala duwan yahay oo gacan ka hadal shaqsiyaad ah saamayn ku yeelatay.

Halkan ka daawo shirka jaraaโ€™id ee Taliska Booliska Somaliland:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.