Ciidanka Booliska Degmadda Wajaale Oo Soo Qabtay Mukhaadaraad Badan

Wajaale – (warsoor) – Ciidamada booliska ee degmadda Wajaale ayaa gacanta ku dhigay mukhaadaraadka xashiisadda oo dalka laga soo galinaayey magaalo xuduudka Wajaale.

Ciidanka ayaa xashiishadan oo lagu soo dhex qariyey gaadhi khudaar siday ayaa laga dhex helay xashiishad tiro badan. Booliska ayaa uga mahadnaqay shacbiga Tog-wajaale siday gacanta uga siiyeen maandooriyahaa dalka la soo galinayo.

Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xiganay Saab TV: