Ciidamada Somaliland oo Hawl-galo Ka Bilaabey Deegaanadda Boocame

Hargeysa – (WARSOOR) – Ciidamado dhawaan loo qaatey Booliska ayaa hawl-gal ka bilaabey deegaanka Boocame. Odeyaasha iyo wax-garadka deegaanka Boocame ayaa soo dhaweeyey ciidamada ay xukuumadda Somaliland qaadatey.

Halkan ka daawo warkan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.